SAWIRRO: 6 qof oo ku dhimatay Banaanbaxyadda ka socda Nicaragua

0 177

Ugu yaraan lix qof, oo uu ku jiro Mudawaanin u dhashay Mareykanka ayaa ku dhintay kacdoonka aan joogsiga laheyn ee ka socda dalka Nicaragua oo ku yaalla Bartamaha Qaaradda Ameerica.
Warbaahinta ayaa baahisay in dadka banaanbaxaayay loo adeegsaday Xabado noolnool taasoo sababtay Geeridda Xalay 6 qof oo Shacab ahaa sidda uu sheegay sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska

Magaalooyinka Managua, iyo Masaya ayaa banaanbaxyadda waxan hoggaaminaya kooxda garabka midig

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.