SAWIRRO: Goobta lagu qabanaayo Shirka Dowlad goboleedyadda ee Baydhabo

0 196

Magaalada Baydhabo ayaa laga dareemaya soo dhaweynta iyo qabanqaabadii ugu dambeysay ee Shirka Madaxda dowlad goboleedyadda .

Ammaanka Magaalada ayaa si aad ah loo adkeeyay, waxaana goobta shirku uu ka dhacaayo ku sugan ciidamo loo diyaariyay suggida Amniga.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa booqday goobta Shirka lagu qabanaayo, waxaana uu bogaadiyay Shaqaallaha ku howlan soo dhaweynta.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.