SAWIRRO: Gudoomiyaha Cusub ee Maxkamadda Sare oo kormeer sameeyay

0 172

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta waxaa uu kormeeray qaar ka mid ah Maxkamaddaha gobolka Banaadir.

Waxaa uu tagay Maxkamadda Racfaanka ee gobolka Banaadir iyo sidoo kale Maxkamadda kale ee gobolka.

“Waxaan manta soo kormeeray Maxkamadda rafcanka iyo Maxkamadda Gobolka Banaadir Si aan ugu kuur galo Hawlaha maxkamdaha, Waxaan sidoo kale warbixino ka dhagaystay gudoomiyayaasha maxkamadaha” ayuu yiri Baashe Yuusuf Axmed

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.