SAWIRRO: Madaxweyne oo Xaaf oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb

0 195

Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug isagoo safar gaaban ku tagay Dalka Djabuuti.

Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay Madaxa Xukuumada Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug.

Madaxweynaha oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu Jabuuti u tagay shir ku saabsan dekada hobyo waxa uuna sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan Dekada dhismaheeda loo bilaabi doono

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.