SAWIRRO: Qaraxii lala beegsadey Gudoomiyaha G/Shabeellaha Hoose

0 161

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan Qarax Maanta duleedka Magaalada Muqdisho lagula eegtay gaari uu saarnaa Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose.

Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre, Gudoomiyaha degaanka Ceelasha Biyaha ayaan Xasan ayaa labaddaba waxaa soo gaaray dhaawac.

Askari ka tirsan ilaaladda Gudoomiyaha ayaa ku dhintay Qaraxaasi waxaana sidoo kale ku dhaawacmay Lix kale oo ka tirsanaa Ilaaladda Guddoomiyaha.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.