SAWIRRO: Wasiiraddii uu soo Magacaabay RW Kheyre oo la dhaariyay

0 138

Maanta oo sabti ah waxaa Xarunta Villa Hargeysa lagu dhaariyay wasiiradii dhawaan uu magacaabay Ra’isulwasaare xasan Cali Kheyre.

Dhaarinta Waxaa goobjoog ka ahaa gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaliyeed Mudane Maxamed Mursal Sheekh, Labadiisa Ku Xigeen iyo Raisalwasaare ku xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guueed Khadar

Dhaarinta kadib ayuu gudoomiye Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman kula dardaarmay Wasiirada in ay u dhaga nuglaadaan la xisaabtanka gudiyadda Baarlamanka ay ku sameynayaan xubnaha golaha Wasiirada.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.