(Sawirro)Furitaanka Mashruuc lagu hormarinayo Magaalada Beydhabo oo manta ka furmey Beydhabo

0 156

GUDOOMIYAHA DEGMADA BAYDHABO AHNA DUQA MAGAALADA MUDANE Cabdullahi Cali Watiin ayaa Garoonka Diyaaradaha SHATI GADUUD Ku soo Dhaweeyay Wafdi ka socda wasaarada Qorsheenta iyo Wasaarada Howlaha guud ee Dowlada Federalka Soomaaliya iyo Bankiga Adunka Xafiskisa Somaliya ayaa soo garay magaalada Baydhabo.

Wafdiga ayaa la kulmay Kusimaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Wasaaradaha Wasaarada Maaliyada Kgs, Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Dowalada Hoose Kgs, Wasaarada Qorsheenta KGS, Wasaarada Howlaha Guud KGS, Wasiiraduwalaha Madaxtooyada iyo Maamulka Gobolka Baay , Maamulka Degmada Baydhabo Halkaasoo lagu soo bandhigay Mashruuc loogu talagaley kaabayasha Dhaqaalaha Sida wadooyinka biyaha karontada iyo faydhoorka Nadaafada mashaariicdaan waxay socon doontaa Mudo Sadax sano ah

Mashruucaas oo wada fulin doona Bankiga aduunka iyo Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo kaso diirada lagu saari doono dib u dhiska wadooyinka Magaalada baydhabo iyo biyo mareenada (city drynage system)

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.