Shabaab waxaan soo bandhignay Askar iyo hub (Daawo sawiro)

0 330

Al-shabaab ayaa deegaanka Kuunyo-barow ee gobolka Shabeelaha Hoose kusoo bandhigay gaari ciidan iyo labo kamid ah ciidamada dowlada Soomaaliya iyo hubkii ay wateen.

Goobta gaariga iyo labada askari lagu soo bandhigayay waxaa ku sugnaa boqolaal dadweyne ah oo ka kala yimid deegaankaasi, waxaana lagu wargeliyay in ciidamada dowlada ka tirsanaayeen.

Al-shabaab ayaa deegaanka kusoo bandhigay sidoo kale hub ka koobnaa, qoriga gaariga saarnaa oo ahaa Dhashiike,  iyo qoryo kale oo ahaa RBG, PKM iyo AK-47.

Labo askari oo gaariga saarnaa ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay deegaanka Kuunyo-barow, waxaana la sheegay in ciidamada dowlada ka goosteen ayna ku biireen Alshabaab.

ta

 

 

v

biii

v

haaaaaaa

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.