Sheekh Maxamed Shaakir oo sheegay in dowladda federaalka u gaftay Galmudug

0 174

Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa sheegay in dowladda federaalka sida uu hadalka u dhigay u gaftay maamul gobolleedka Galmudug, isaga oo sheegay in aysan jirin wax lagu tilmaamay Ahlu Sunna iyo Galmudug.

Dhinaca kale waxaa ka hor yimid baaqii Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya ee ahaa in magaalada Muqdisho leysugu yimaado 30ka bishan kulan deg deg ah oo lagu dhaxdhaxaadinayo mas’uuliyiinta sar sare ee maamulka Galmudug.

Akhriso war ka soo baxay madaxda xukuumadda Galmudug :

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.