Shir Asmara uga furmay Madaxda Somalia,Itoobiya & Ereteriya

0 215

Magaalada Asmara ee caasimadda dalka Ereteriya waxaa kulan saddex goosaad ah uu uga furmay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,Ra’iisul Wasaaraha itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Ereteriya

Kulanka Saddex geesoodka ah ayaa waxaa ay uga hadlayaan dhammeystirka hannaanka iskaashiga dalalka Gobolka iyo sidii loo xaqiijin lahaa horumarka iyo xasilloonida dowladaha dan-wadaagta ah ee Geeska Afrika.

Inta ay kulamadani socdaan waxa ay Madaxdu qiimeynayaan miro-dhalka tallaabooyinka la qaaday si loo xaqiijiyo isu furfurnaanta dhanka diblumaasiyadda iyo isu-socodka bulshada Gobolka, mideynta qorsheyaasha lagu wiiqayo argagixisada iyo xal u helista caqabadaha ku xeeran Iskaashiga dalalka Gobolka.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.