Shir ay ka qeyb-galayaan Wafdi ka socda KG & Jubbaland oo ka furmey Garoowe[SAWIRO]

0 230

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa si rasmi ah Manta uga daah-furay Magaalada Garoowe Shirweynaha 5-aad ee dib-u-eegista Waxbarashada Puntland.

Shirkan oo ah mid sanadle ah oo hal kudhigiisuna sanadkan yahay (Baahinta Waxbarasho Tayeysan oo loo Dhanyahay), waxaa Puntland kala qeybgalay masuuliyiinta Waxbarashada ee Koonfur Galbeed, Jubbaland, Hirshabeelle iyo Galmudug.

Shirkaan oo ay ka qeyb galayaan Madax ka socoto Hayadaha Global Education Partnership Mr. Morten Sigragade, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada, Madaxa arrimaha Waxbarashada Midawga Yurub ee Soomaaliya, Hay’adda UNICEF, Care International iyo Hay’addo kale. ayaa la soo geb-gabeyn doonaa Maalinta berito ah, iyada oo la filayo in laga soo saro qodobo dhowr ah.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.