shir looga hadlayay Sharciga doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho

0 162

Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa manta magalada Mogadishu kula kulmay Guddiga ku meelgaaarka ah ee diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka.

Kulanka labada Guddi ayaa diiradda lagu saaray talo is dhaafsi ku aaddan Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee dhawaan ay ansixiyeen labada gole ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa la wadaagay Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka talooyinkooda ku aaddan nuqulkii u danbeeyay ee Sharciga Doorashooyinka ay dhawaan ansixiyeen Golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka JF.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.