Shirka Wadatashiga Dowlada iyo Maamul Goboleedyadda oo Garoowe ka Furmaya

0 363

Magaalada Garoowe ee Xarunta  Gobolka Nugaal Waxaa ka furmaya shir ay leeyihiin Madaxda Maamuladda Dalka ka Jira iyo Dowladda Dhexe ee Soomaaliya

Kullankaani ayaa waxaa looga Arinsanayaa Arimaha Federaalka iyo Siddii Dalka ay Doorasho uga Dhici laheed sanadka 2016 Maamul Goboleedyadda’na ay uga qeyb Qaadan lahaayeen

Madaxda Maamulada dalka iyo Madaxda Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa ay ku Suan Yihiin Magaaladda Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland Kuwaasi oo Waqtiyo Kala Duwan Gaaray

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud  Madaxweynaha Maamulka Ku Meel Gaarka ah ee Jubba Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku sugan Garoowe Kuwaasi oo ka qeyb galaya   Shiraka manta halkaasi ka Furmaya

Shirkaani  ayaa waxaa uu kiisii Hor ka Dhacay Magaalada muqdisho

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.