Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka ayaa lakulmay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Amisom

0 272

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliya General C/Xamiid Maxamed Dirir ayaa isaga oo kormeer ku marayay Gobolka Gedo kula kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Amisom isagoona Halkaasi kala hadlay Howlgalo ka dhan ah nabadiidka Al-shabaab dalka looga saarayo lana Dardar galinyo hawlo socda.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.