Taliye Xijaar oo Kormeer kawada magaalada Dhuusamreeb.

0 83

Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya General Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa Maanta Kormeer ku tagay Saldhigayada iyo Baraha Koontaroolada Ciidamada Booliiska ah ay ka Howlgalaan ee Magaalada Dhusamareeb goobahaasi ayaa waxaa ku sugnaa ciidamada oo waajibaadkooda gudanaya.

Taliyaha ayaa Warbixin ka dhagaystay Saraakiisha Ciidamada Booliiska waxa ayna xuseen in Ciidamadu mar walba Heegan ugu jiraan Sugida Amniga Caasimada Galmudug iyo Hareeriheeda.

Shalay ayaa Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya waxa uu gaaray Magaalada Dhusamareb waxa uuna kulamo Mira-dhal ah la qaatay Saraakiisha Milarariga Ciidamada Booliiska ah iyo madaxda dowlad goboleeyada Galmudug, ammaanka Magaalada ayaana aad loo adkeeyey maadaama dhowaan ka bilaaban doonaan doorashooyinka xubnaha Galmudug ku yeelan doonto labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.