Tartan Aqooneedka Bisha Ramadaan ee Radio Baidoa Xafada Wadajir B oo ka adkaate Xaafada Towfiiq B

0 161

WADAJIR OO KA ADKAATEY TOWFIIQ

Xaafada wadajir iyo xafada berdaale ee magalada baydhabo ayaa xalay ku tartamey Tartan Aqooneedka radio baidoa

Labadan xaafadood oo soo bandhigay Kartidooda aqooneed ayaa tartankooda waxa uu ku soo idlaaday 12 dhibcood oo ay la timid tartamiyasha xafada wadajir (B) iyo 9 dhibcood oo ay keensatay tartamiyasha xaafada towfiiq (B)

Sidaas daraadeed waxaa caawa guusha la hoyday Tartamiyaasha xafada wadajir (B)

Taaba gelinta Sanadkan Tartan Aqooneedka waa Radio Baidoa ,

halka Su’aal diyaarintuna ay tahay Baidoa International University BIU

Qore Shuuriye

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.