Toogasho ka dhacday Magaalada Liege

0 179

Nin ayaa toogasho ku dilay laba askari oo bilays ah iyo qof kale magaalada Liege ee dalka Bilguim sidda ay sheegeen ciidamada Booliska.

Ciidamada Booliska waxa ay sheegeen in nin hubeysan uu weerar ku qaaday Ciidamo Boolis ah iyo dad Shacab ah ka dib uu is dilay.

Laba askari oo kale oo bilays ah ayaa la dhaawacay, ninka ayaa sidoo kale waxaa la haystay in uu haweenay afduubtay, sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Belgium.

Belgium ayaa weli heegan sare ku jira ka dib weerarradii 2016-kii lagu soo oogay kooxda Daacish ee 32 qof lagu dilay.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.