Wafdi ka socda DDS oo gaarey Magaalada Hargeysa

0 169

Magaalada Hargeysa waxaa gaarey wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Asluubta Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya,iyada oo siwyen halkaasi Maanta loogu soo haweeyey.

Wafdiga ayaa waxaa Hargeysa ku soo dhaweeyay Sareeya guuto axmed caawaale oo ah Taliyaha ciidanka asluubta Soomaliland,saraakiiswaxaan so dhaweyn kadib ay yeesheen kulan ay uga hadlayeen sidii ay isu weydaarsan lahaayeen khibradaha xarumaha dhaqancelinta.

Masuuliyinta kasocda DDS ayaa inta ay joogaan magaalada hargeysa waxay booqan doonaan Xarumaha dhaqan celinta ee magaalada Hargeysa

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.