Wafdi ka socda Dowladda oo gaarey Degmada Cabudwaaq

0 181

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad (Omaar), oo uu wehlinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda iyo Agaasimaha Hay’adda Duulista Rayidka ah ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Soo dhaweyn kadib Wafdiga ayaa waxaa ay xariga ka jareen Wajiga labaad ee dhismaha Garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq oo Dayactir iyo ballaarin lagu Sameynayo.

Sidoo kale Wasiirk ayaa la filayaa in uu kulamo kala duwan waxaa uu la qaadanayaa Maamulka degmada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.