Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Nairobi

0 184

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Nairobi waxaa kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya.

Waxaa lagu waddaa in uu kulamo kala duwan la qaato Madaxda dalkaasi,islamarkaana uu kala hadlo arimo dhowr ah.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.