War Deg Deg Ah: Wafdi ka socdo Dalka Qadar oo Muqdisho Yimid

0 872

Waxaa Iminka  muqdisho so gaaray wafdi uu hogaaminayo wasiirka arimaha dibada dowlda qadar iyo wafdi uu hogaaminayo.Airaport-ka  muqdisho waxaa ku soo dhaweye wasiirka arimaha dibada iyo masuliyiin ka tirsan labada gole ee dowlda somaliya.

Wafdiga waxaa  loo soo galbiyay  madaxtoyada somaliya halkaasi oo ay kulamo kula leeyiheen Madxda Dalka.

Kulanka ayaa Iminka Waxaa dibad joog ka ah Warbaahinta Madaxa banaan  kuwaasi oo Madaxtooyada ku sugan.Warar hoose ayaa waxa ay sheegayaan in masuuliyeentu ay kawada hadlayaan Arimo ku aadan mashaariic dowlada Qadar Ay ka fulineeyso wadanka Somalia.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.