WAR DEG DEG: Ciidamada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Dib U Qabsaday Deegaanka Goofgaduud.

0 492

Baydhabo (Radiobaidoa) Waziirka Wazaaradda Hub Ka Dhigista Dhaqan Celinta Iyo Tababarada Maleeshiyaadka Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelay  IYO CARACASE  Oo La Hadlay Warbaahinta radiobaidoa Ayaa Xaqiijiyay In Ciidamada Booliiska Gaarka Ah Ee Dowladda Koonfur Galbeed Iyo Kuwa Mileteriga Ay Dib U Qabsadeen Deegaanka Goofgaduud Shabeelow Ee Gobalka Baay Kadib Markii Xeelad Mileteri  Ciidamadaasi  Shalay Ay Uga Soo Baxeen Deegaankaasi.

TELIYAHA CARACASE IYO Waziir Xasan Eelay Oo Hadalkiisa Sii Wata Ayaa Waxaa Uu Sheegay Inuu Bilaaban Doono Howl-galo Lagu Cirib Tirayo Haraadiga Ururka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed Ee UGUS Oo Weli Ku Harsan Deegaano Katirsan Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga CARACASE

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.