War laga soo saaray shirkii Amniga ee ku soo dhamaaday Garoowe

0 190

Shirkii Amniga Soomaaliya ee ka dhacay magaaladda Garoowe ee u dhaxeeyey wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya iyo madaxda wasaaradaha dowlad goboleedyada ayaa soo gabagaboobay waxaana laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 13 qodob.

War-murtiyeedka oo ay ku saxiixan yihiin Wasiir ku-xigeen Amniga Gudaha Dowladda Faderalka Soomaaliya Cabdinaasir Siciid Muuse iyo Wasiiradda wasaaradaha Dowlad Goboleedyadda Puntland, Galmudug, Jubbaland, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa waxaa warfidiyeenka u akhriyey agaasimaha guud ee wasaaradda Amniga Gudaha ee Soomaaliya Yuusuf Cali Maxamed.

Halkan ka akhri war-murtiyeedka Shirka ka soo baxay.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.