War laga soo saarey la wareegitaanka Janaale

0 226

xoogga in degaanka janaale ay sibuuxda ula wareegen kadib markii ciidanka ay dhoowr jiho kagaleen degaankaasi islamarkaana Al-Shabaab ay isaga baxeen.

Taliyaha oo ku sugan deegaanka Janaale ayaa tilmaamay in haatan nabada degaankaasi yahay mid wanagsan,isla markaana Ciidamada ay ka wadaan howlgallo kala duwan oo ka dhan ah Al-Shabaab.

Ugu dambeeyn Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa ugu baaqay shacabkii degaanka inay kusoo laabtaan guryahooda,kuwaas oo cabsi dagaal darteed uga barakacay.

Deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa muddo ka badan 10 sano Gacanta ku haayey Al-Shabaab,hayeeshee ugu dambeyn ay soo gashay gacanta dowladda.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.