Wararkii ugu dambeeyay iyo Tirada dhimashada weerarkii Otto Otto

0 152

Ugu yaraan 9 qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen weerarkii lagu qaaday xarunta Otto Otto ee ay degan yihiin Wasaaraddaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka.

Dadka dhintay ayaa iskugu jira, shaqaale dawladeed, dableydii weerarka qaadday, ciidanka amniga ee dawladda iyo dad rayid ah.

Dhaawaca ayaa inta isna la xaqiijiyey kor u dhaafaya 15 qof.

Waxaa jira in Saacadba Saacadda ka dambeysa uu sii kordhaayo Khasaaraha ka dhashay Qaraxyadda Al-Shabaab ay ku qaadeen Otto Otto.

Waxaa ku jira dadka dhintay kuwo kasoo booday dabaqyada dhismaha.

Guud ahaan weerarkaasi waxaa soo Afjaray Hay’addaha Ammaanka dowladda Soomaaliya

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.