Wariyayaasha ka howl gala Baydhabo oo ku dhawaaqey shaqo joojin 7aad ah

0 159

Suxfiyiinta kahowLgasha magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolk Baay Ayaa Maanta ku Dhawaaqey Shaqo Joojin mudo Todobaad ah , kadib Markii Ay Wada Shaqeyn ka Waayeen Madaxtooyad koonfur galbeed . Wariyaysha Qaar ayaa maanta jirdil loo geystey xilli lagu guda jirey Soo Dhaweyntii madaxda Qaranka iyo kuwa Maamul Goboleedyada. Waa sida hadal ay u dhigeen wariyaasha KGs ee Baydhabo

suxufiyiinta kahowl gasha KGS ayaa maanta iyadoo Lagudo jiro Soodha weeyta Madaxda Qaranka Somaliya iyo madaxda kale Ee kasocota Maamul Goboleed yada kale ayaa Waxa ay la Kulmeen Tacdiyad Sida Jirdil oo Ay u DHeereyd in saxafiyiinta qaarkood Loola soo baxo Bistoolad intaa gadib Waxa ay yeesheen SHir jaraa id kaa soo ku soo
go aamiyeen in Hal is Buuc oo SHaqo joojin ah ilaa ay Madaxda KGS ay Kasoo jawaab ciliyaan Arintaani oo sabab tay DHibaatooyinka lagu haayo suxufiyiinta KGS

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.