Wariye Hani Xaaji Maxamed oo Geeriyootay

0 154

Wariye Hani Xaaji Maxamed oo ka mid aheyd Wariyeyaasha Soomaaliyeed ayaa goordhow waxa ay ku geeriyootay dalka Turkiga sidda ay Radio baidoa u xaqiijiyeen Wariyeyaal ku sugan Turkiga.

Wariye Hani Xaaji Maxamed ayaa bilihii lasoo dhaafay waxa ay ku sugneyd dalka Turkiga.

Hani ayaa sidoo kale waxa ay hadda ka howlgalisay Wasaaradda Maaliyadda.

Hani ayaa sidoo kale waxa ay ka mid aheyd Wariyeyaashii kasoo shaqeeyay Idaacadda Risaala.

Ma cadda sababta ay u geeriyootay Hani Xaaji , waxaana goordhow ay dhaqaatiirtu xaqiijiyeen in ay dhimatay.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.