Wariye lagu dilay Degmada Afgooye

0 213

Sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka degaanka iyo Xarumihii uu ka shaqeynaayay Kooxo hubeysan ayaa ku dilay degmada Afgooye Xaafada Ifiyo Aaqiro agagaarka Dugsiga Sare ee Afgooye wariyaha waxa uu muddo wakiil wareed u ahaa Tv-ga Universal tv Wariye Cabdi Wali Cali Online.

“Kooxo Hubeysan ayaa Goordhaw ku Dilay Dagmada Afgooye Wariye Cabdi Wali Cali Online oo ahaa Wariyahii Tvga Universal ee Gobolka Shabeelaha Hoose” ayaa lagu sheegay war lagu daabacay Bogga Tv-ga Universal oo uu ka howlgalayay.

Wararka ayaa sidoo kale waxa ay sheegayaan in Wariyaha uu markii hore soo gaaray dhaawac halis ah.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.