Warshad Abuurka Soo saarta Oo Maanta Baydhabo Xariga looga Jaray(Sawiro)

0 182

Wasirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka KGS ayaa maanta xariga ka jaray Warshad soo saarta abuur tayo leh una samaysa baakadayn( Packaging).
Warshaddan oo ay magaalada baydhaba kaa hirgilisay Shirkadda CSET oo maal giliyay Dr Khalid.

Munaasabadan lagu dahafureyay warshada soo saarta Abuurka Beeraha ee lagu magaacbo CSET. Ayaa Maanta lagu qabtey Baydhabo ,waxana Dhafurka Warshadaasi ka soo qeyb galey wasiiro , xildhibano ka tirsan dowlad Goboleedka KG ,Maamulka Gobolka Baay , iskaashatada beeraleyda Gobolka , iyo Masúliyiin ka socda Hay’adaha ka howlgala Baydhabo.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.