Wasiir Dowlaha dekedaha Puntland oo lagu dhaawacay Boosaaso

0 241

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dhaawacay Wasiiru dowlihii wasaaradda dekaddaha Puntland, Axmed Saciid.

Rag hubaysan ayaa rasaas ku furay gaari uu la socday wasiir dowlaha, kaasoo haatan xaaladiisa caafimaad lagu dabiibayo isbitaalka magaalada Bosaso.

Ciidamada Ammaanka Puntland ayaa waxa ay sheegeen in ay gacanta ku dhigeen Kooxihii ka dambeeyay dhaawaca Wasiir dowlaha.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.