Wasiir ka tirsan mamulka koonfur galbeed oo ku guuleystay Aqalka hoose

0 394

Cabdifitaax Maxamed Ibraahim Geeseey ayaa manta cod Aqlabiyad ah kaga guuleystay 7musharax oo uu kula tar,tamayey ka mid noqoshada baarlamanka aqalka hose.

Waxana wareeg labaad oo layla gaaray ugu danbeyn Cabdifitaax Maxamed Ibraahim Geeseey uu ku soo baxay codad dhan 32cod halka musharixii la tartamayey  Cumar balash uu helay 17 cod

Waxaana sidaa ugu soo gudbay xildhibaannimada 2016-2020ka mudane Cabdifitaax Maxamed Ibraahim Geeseey oo ah siyaasi xilalal kala duwan ka soo qabtay gobolada koon fur galbeed soomaaliya.

Isagoona horay u soo noqday Gudoomiyihii gobolka bay,hadana waxauu yahay wasiirka Amniga Dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya.

Maanata waxaa cod aqlabiyad ah uu kaga guuleystay musharixiintii la tar,tameysay ka midnoqoshada Aqalka hoose xildhibaan Cabdifitaax Maxamed Ibraahim Geeseey doorashadiisa ka dib ayaa waxa uu balan qaaday in uu wax badan u qaban doono shacabka ku nool deegaanada maamulka koon fur galbeed soomaaliya.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.