Wasiirka arimaha gudaha koonfur galbeed oo xarun xusub ka dhagax dhigey degmada marka ee xarunta gobolkashabeelaha hoose.

0 145

Wafdi oo uu hogaaminayey mudane Sanater Xuseen Cali Xaaji iyo wasiirka arimaha gudaha Koonfur Galbeed Somaaliya mudane Maxamed Abuukar ayaa gaaray Degmada Marka. Ee xarunta gobolka shabeelaha hoose.

Wafdiga ayaa waxaa magaalaga Marka Caasimada gobolka Shabeelada Hoose kusoo dhaweeyay godoomiyaha gobolka Shabeelada Hoose mudane Ibraahim Aadan cali Najax iyo Gudoomiyaha Degmada Marka mudane Cabdullahi Cali Axmed Waafow.

Wasiirka Arimaha Gudaha KGS maxamed abuukar cabdi ayaa dhagax dhigay Xarunta Cusub ee Maamulka Gobolka Shabeellada Hoose oo sibuuxda ugu shaqeeyn doono maamulka..

Mas,uuliyiintii kaqeyb gashey dhagax dhiga ayaa sheegey in dhowr bilood kashageeynayeen sidii loo dhagax dhigi lahaa xarunta maamulka.

Waxay sidookale sheegeen in shacabka ku dhaqan shabeelaha hoose ay heli doonaan xafiisyo maamullka gobolka uu ugu adeego shacbka.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.