Wasiiro KG ah Oo Gaarey Degmada Waajid(Sawiro)

0 448

Wafdi isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta gaaray Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.

wafdigan ayaa waxaa halkaasi ku soo dhoweeyey Maamulka Degmada Waajid,Saraakiil Ciidan iyo Bulshada qeybaheeda kala dulan,

Wafdigan gaarey Degmada Waajid ee Gibolka Bakool ayaa sida la sheegey ee Wararka lagu helayo in ay horudhac u yihiin Safar Madaxweynaha Koonfur Galbeed uu ku tagayo Degmadaasi Waajid.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.