Xaafads Cadaada A. oo ka adkaatey Xaafada Horseed A.

0 210

CADAADA OO KA ADKAATEY HORSEED

Xaafada cadaada iyo xafada horseed ee magalada baydhabo ayaa caawa ku tartamey Tartan Aqooneedka radio baidoa

Labadan xaafadood oo soo bandhigay Kartidooda aqooneed ayaa tartankooda waxa uu ku soo idlaaday 5dhibcood oo la timid tartamiyasha xafada cadaada(A) iyo 4dhibcood oo ay keensadeen tartamiyasha xaafada horseed (A)

Sidaas daraadeed waxaa caawa guusha la hoyday Tartamiyaasha xafada cadaada(A)

Taaba gelinta Sanadkan Tartan Aqooneedka waa Radio Baidoa ,

halka Su’aal diyaarintuna ay tahay Baidoa International University BIU
Qore Shuuriye

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.