Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Nuur oo dalbaday baaris deg deg ah

0 133

Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Nuur oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ahna Gudoomiyaha Kutladda Horusocod ayaa qoraal uu ku dalbanayo baaritaan dhab ah waxa uu u diray guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya.

Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Nuur ayaa Gaari uu watey abaara 5:0 Galabnimo 23,kii Bishaan waxaa lagu rasaaseyey xilli uu marayey Koontoroolka KM0 oo ay ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan NISA.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.