Xildhibaan Jeesow” Beledweyne Xaalad Qatar ah ayaa ka jirta”

0 265

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah Xildhibanada golaha shacabka ayaa ka hadlay xaalada Magaalada Baladweyne.

Xildhibaanka ayaa sheegay in xaalad adag ay ka jirto Magaalada baladweyne oo dadkii dhan ay ka barakaceen.

Waxa uu sidoo kale sheegay in fatahaada uu sameeyay wabiga uu saameyn ku yeeshay guud ahaan magaalada iyo xaafada baladweyne.

Jeesow ayaa hay’addaha caalamiga iyo DF ugu baaqay in gurmad deg deg ah lala gaaro shacabka magaalada baladweyne.

Shalay ayaa Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare waxa uu ku baaqay in gurmad lala soo gaaro dadka ay saameeyeen fatahaada uu wabiga Shabeelle ka sameeyay xaafado ka tirsan Magaalada balad weyne iyo xaafadaha ku teedsan

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.