Xildhibaan ku geeriyooday Muqdisho

0 286

Waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Cabdikariin Maxamed Cusmaan Ciro oo ka mid ahaa Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug.

Sida ay Risaala u xaqiijiyeen Eheladda Xildhibaanka maalmihii lasoo dhaafay ayuu ku xanuunsanayay isbitaal ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Mas’uuliyiinta maamulka Galmudug ayaa ka tacsiyeeyay Geerida XildhibaankaXildhibaan Cabdikariin ayaa ka mid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug ee laga soo doortay gobolka Mudug

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.