Xildhibaan lagu toogtay Koonfur Afrika

0 155

Sibusiso Radebe oo ah xildhibaan ka tirsan xisbiga ANC ee talada dalka Koonfur Afrika haya ayaa lagu dilay toogasho.

Sidda ay xaqiijiyeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Afrika falkaan waxaa geystay koox loo malaynayo in ay yihiin Burcad.

Madaxa iyo lugta ayaa laga toogtay ka dib markii qofka laga shakisan yahay uu ka dalbaday in uu ku soo wareejiyo taleefankiisa gacanta, sida uu warbaahinta Mpumalanga News u sheegay qof ka mid ah qoyska xildhibaanka.

Arrintan ayaa ka dhacday magaalada Roodepoort ee ku taalla Koonfur Afrika.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.