Xildhibanada Golaha Shacabka oo kulankooda furmay

0 122

Waxaa goor_dhow furmay kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulanka oo ah kii 4-aad kalfadhiga 7-aad ayaa waxaa shir guddoominaya guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Ajendaha kulanka ayaa ah ka doodista xeerka qoondada haweenka iyo qeybinta xeerka qoondaha ku noqoshada miisaaniyadda 2020-ka.

156 Xildhibaan ayaa goobjoog ah fadhiga.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.