September, 19 2015 (Radio Baydhaba) Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka goordhow ka furmay Shirka wada tashiga ee dowlada federalka soomaliya iyo maamul gobaleedyada
Shirkana hada magaalada muqdisho ka furmay oo warbaahinta dibad joog ka ah ayaa kasoo qeyb galay madaxda madaxweynayaasha maamul gobaleedyada oo uga horeeyaan Jubaland, Koofur galbeed, Galmudug, Iyo Puntland
Ujeedka shirkan ayaa ah in laga wada tashto hanaanka doorashada sanadka 2016-ka iyo ayaaha Soomaliya, sidokale in laga wada hadlao waxyabahaa lakala tabanaayo.
Radio Baidoa
Waxaad Nagala Xiriiri Kartaa
hashimmalaaq@gmail.com