Agaasimaha Wasaarada Arimaha Gudaha KG oo Shir uga qeybgaley Muqdisho;SAWIRO

Wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dowladaha hoose iyo Dib u heshiisinta Dowlad Goboledka koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Mustaf Abdullahi Hassan iyo latilaya sare ee wasaradda dhinaca Barnaamijka Xasilinta ayaa ka qeyb galay Shirka Xasilinta ee Saddaxdii Biloodba mar Lagu qabto magalada Mogadishu.
Shirka ayaa waxaa qaban qaabisey wasarada Arrimaha Gudaha ee Dowlada Somaaliya. Sidoo kale shirka waxaa goob joog ka ahaa Wasaradaha Arrimaha Gudaha Dowlaad Goboleedyada. waxaa kaloo joogay shirka Hay’adaha ka shaqeeya Barnaamijka Xasilinta iyo Deeq bixiyaasha