Madaxweynaha maamulka Ku meel gaarka ah ee Jubba Wafdi uu H0gaaminaayo ayaa gaareen magaalada Garoowe Ee Xarunta maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee puntland
Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliya wasiiro ka Tirsan maamulka Ku meel gaarka ah Ee Jubba Iyadoo halkaasi uu uga qeyb gali Doono Shirka Dowlada iyo Maamul Goboleedyadda
Sidoo kale Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa Garoowe kuswajahan sacadaha soosocda.