AKHRISO: C/wali Muudey oo shaqo joojin ku sameeyay Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka C/kariin Buux

Warqad qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka C/wali Muudey ayaa lagu sheegay in shaqo joojin lagu sameeyay Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka C/kariin Xaaji Cabdi Buux.