AKHRISO: Dowladda oo Shaacisay Jadwalka Imtixaanka dugsiyada Sare

Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay Jadwalka Imtixaanka dugsiyad Sare oo bilaabanaya 19 Bishaan.