(AKHRISO) Hirshabeelle oo Duq Degmo u magacowday BalcadWasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka iyo Dowladaha Hoose ee Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa magacaabay Duqa Degmada Balcad, kadib warqad ka soo baxday xafiiskiisa.Share this:Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Skype (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)MoreClick to share on Pocket (Opens in new window)Click to share on Pinterest (Opens in new window)Click to print (Opens in new window)Click to share on Reddit (Opens in new window)Click to share on Telegram (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)