Akhriso: Magacyada iyo Beelaha ay ka soo jeedaan xildhibaanada Aqalka Hoose ee lagu doortay Jowhar

agaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa lagu soo doortay 36 xildhibaan oo 10 kamid ah ay yihiin dumar, hase yeeshee waxaa weli dhiman oo aan lagu guuleysan in la qabto doorashadooda labo kursi

Kuraasta aan weli la qaban doorashadooda ayaa waxaa ka mid ah kursi khilaaf sababay in lagu kala tago kadib markii uu dhamaaday wareegii koowaad, sidoo kale waxaa dhiman hal kursi oo laga soo wareejiyay magaalada Muqdisho kaasoo ay leeyihiin beesha Carab Soomaali.

Waxaa lagu wadaa in labada maalmood ee soo socota la dhamaystiro labada kursi ee ka dhiman maamul goboleedka Hirshabeelle.

NoMagaca XildhibaankaQabiilka
1Cabdulahi Maxamed SanbaloolsheXawadle/Cali Madaxweyne
2Maxamed Xasan Ibrahin (Qoone)Xawaadle/Cabdala Samatalis
3C/saq Cumar MaxamedXawadle/Ibrahin Cise
4Cumar Cisman WasugeXawadle(Yabar Madaxweyne)
5Samiro Xasan CabdulleXawadle(Yabar Dige)
6C/saq Axmed MaxamedXawadle(Cabdi Yusuf)
7C/hi Goodax BarreXawadle(Agoon)
8Farxiyo Muumin CaliXawadle/Reer Ugaas
9Khadijo Maxamed DiiriyeYaxar
10Faarax CabdqadirShiikhaal/Reer Owxasan
11Cali Maxamed CumarHilibi
12Aadan Xasan CaliMoobleen
13Yusuf Xuseen AxmedDIjeele
14Farxiyo Maxamud DhaqaneUjeejeen
15Maxamuud Cabdulahi AxmedUjeejeen
16Cismaan Maxamed CabdiUjeejeen
17Yusuf Ibraahin AfraxAbgaal/Kabaale
18Cabdulahi Maxamed NurAbgaal/Agonyar
19Maxamed Abukar IslowAbgaal/Owbakar
20Mino Xasan ShibisAbgaal/Celi Cumar
21C/dir Carabow IbrahinAbgaal/Daa’uud
22C/qadir Cosoble CaliAbgaal/Warsangeli
23C/hi Colaad RobleReer Shabeelle/Gasar
24Maxamed Cumar CeymoyShidle/Tolweyne
25Madino Suusow MaxamudShidle/Yabadhal
26Xuseen Cabdi CilmiDir/Faqe Cumar
27Sh/Sitar Sh.C/xiin Sh.XasanGaljecel/Barsane
28Maryan Axmed HaarunGaljecel/Dirisame
29Amina Maxamed CabdiGaljecel/Abtisame
30Daahir Amiin JeesowGaaljecel/Caafi
31C/fatax Qasim MaxamudMakane
32Faadumo Faarax IbrahimBaadicade
33Maxamud C/dir BenebeneBaadicade
34Khalif Cabdi CumarBaadicade
35Maxamud Maxamed JimcaleYaxar
36Xiis Xasan IbraahimBaajamaal