AKHRISO: Puntland oo War kasoo saartay dagaalkii degaanka Tukaraq

Maamulka Puntland ayaa war deg deg ah kasoo saaray dagaalkii Maanta ka dhacay degaano ka tirsan gobolka Sool iyo sidoo kale la wareegitaanka Somaliland ee Tuullada Tukaraq