Akhriso:-Wareegto Ka soo baxdey KG Oo Xilal lagu Magacaabey

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose Iyo Dib U heshiisiinta Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Mohamed Abukar Abdi ayaa Xisaabiyaha guud ee Degmada Marka iyo Qasnajiga guud ee Degmada Marka u kala magacaabey Cali Abuukar Xuseen iyo Mohamed Ahmed Mohamed (Baariyow)