Akhriso:Ardayda Koonfur Galbeed oo kaalimo fiican ka galay natiijada imtixaanka qaran.

Iyada oo maanta lasoo saaray liiska 16 arday oo ku wada jira ilaa kaalmaha 10aad ayaa ay ardayda Koonfur Galbeed ku guulesteen 7 ka mid ah 16ka arday ee ilaa kaalinta 10aad ku guuleystay.

Hadaba waxaan idiin soo gudbinayaa magacyada ardayda, iskuuladooda iyo kaalimaha ay ku kala guuleysteen.

Falastiin Xasan Ibraahim, Al-Qalam school Baidoa, kaalinta 3aad.

Farxiyo Maxamed Nuur, Al-Qalam school Baidoa, kaalinta 4aad.

Cabdullaahi Xasan Cabdiraxmaan Al-Bashair school, Baidoa, kaalinta 5aad.

Fardowsa Cabdimaalik Cabdullaahi, Al-Qalam school, Baidoa, kaalinta 6aad.

Ruqiyo Cabdiladhiif Mursal, Baidoa PS school, kaalinta 8aad.

Ibraahim Nuur Maxamed iyo Cabdiraxmaan Isaaq Maxamuud Al-Bashair school, Baidoa, kaalinta 10aad.