Aqalka sare oo ku fashilmay in AMISOM la geeyo xaruntooda

Golaha aqalka sare ee dalka oo mudooyinkii u dambeeyay waday dadaalo kala duwan oo ku aadan in xarunta golahaasi la geeyo ciidamo ka tirsan AMISOM oo suga ammaanka xaruntaasi ayaa hada sida muuqata ku fashilmay qorshihii ciidankaasi lagu geyn lahaa xarunta.

Xubnaha golaha aqalka sare ayaa dhawr mar warqad u qoray taliska Midowga Afrika ee AMISOM, kuwaasi oo ay ku dalbanayeen in ciidankaasi la geeyo xarunta